Shirkadda Somtel oo Maanta Degaanada Puntland kusoo bandhigay Adeega Kaamil (dhegayso)

Shirkadda Somtel oo Maanta Degaanada Puntland kusoo bandhigay Adeega Kaamil (dhegayso)

Shirkadda Isgaarsiinta ee Somtel ayaa maanta magaalada Boosaaso kusoo bandhigtay adeeg ay ugu magac dartay Kaamil kaasoo ay ugu talagashay macaamiisheeda Puntland.

Madaxda Shirkadda Somtel ayaa sheegay in adeegga Kaamil uu wax badan ka tari doono bulshada isla markaana ka haqabtiri doono adeegyo badan oo ay Isticmaalaan macaamiisha Shirkadda Somtel.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com