Shirkadda Somtel oo Maanta Degaanada Puntland kusoo bandhigay Adeega Kaamil (dhegayso)

HomeWararka

Shirkadda Somtel oo Maanta Degaanada Puntland kusoo bandhigay Adeega Kaamil (dhegayso)

Shirkadda Isgaarsiinta ee Somtel ayaa maanta magaalada Boosaaso kusoo bandhigtay adeeg ay ugu magac dartay Kaamil kaasoo ay ugu talagashay macaamiishe

RW Kheyre oo shaaciyey Natiijada kulankii uu la yeeshay Axmed Madoobe (Daawo)
MAANHADAL: Isbarbar yaaca Guddiyadda Abaaraha, Hay’adda Masoobooyinka iyo Ergeyga Abaaraha
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Garoowe (dhegayso)

Shirkadda Isgaarsiinta ee Somtel ayaa maanta magaalada Boosaaso kusoo bandhigtay adeeg ay ugu magac dartay Kaamil kaasoo ay ugu talagashay macaamiisheeda Puntland.

Madaxda Shirkadda Somtel ayaa sheegay in adeegga Kaamil uu wax badan ka tari doono bulshada isla markaana ka haqabtiri doono adeegyo badan oo ay Isticmaalaan macaamiisha Shirkadda Somtel.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: