Ciidamada Somaliland oo soo saaray maydka qof ku geeriyooday dooxada Hargaysa

HomeWararka

Ciidamada Somaliland oo soo saaray maydka qof ku geeriyooday dooxada Hargaysa

Ciidamada gurmadka degdega ee Somaliland ayaa ku guulaystay inay dibadda usoo saaraan maydka qof ku geeriyooday dooxo ku taala duleedka magaalada Harg

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Waa maxay ciqaabta ay mudan yihiin ragii sida arxan darada ahayd ujaray geedkii Canjeelka ahaa ee boqollaalka sano jiray?
Axmed Karaash: “Muuse Biixi cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag” (daawo | dhegayso)
Musharax Madaxweyne Puntland Janaraal Siciid dheere oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso)

Ciidamada gurmadka degdega ee Somaliland ayaa ku guulaystay inay dibadda usoo saaraan maydka qof ku geeriyooday dooxo ku taala duleedka magaalada Hargaysa ee xarunta maamulkaasi oo ku geeriyooday xilli uu dabaalanayay.

Waa falkii labaad ee muddo todobaad gudihiis ah uu ugu geeriyooday qof shacab ah dooxada duleedka magaalada Hargaysa ee Dacar-budhuq.

Ciidamad ayaa howlgalkan u adeegsaday cagaf, waxaana markii hore ay ku guul daraysteen inay maydka marxuumka ay soo saaraan, iyadoo ehalada marxuumka ay dibadda joogaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: