Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Waa maxay ciqaabta ay mudan yihiin ragii sida arxan darada ahayd ujaray geedkii Canjeelka ahaa ee boqollaalka sano jiray?

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay,Ciqaabta ay mudan yihiin ragii sida arxan darada ah ujaray geedkii Canjeelka ahaa ee boqollaalka sano jiray ee ku yaalay degmada Iskushuban?

Wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com