Ciidamada Somaliland oo soo saaray maydka qof ku geeriyooday dooxada Hargaysa

Ciidamada Somaliland oo soo saaray maydka qof ku geeriyooday dooxada Hargaysa

Ciidamada gurmadka degdega ee Somaliland ayaa ku guulaystay inay dibadda usoo saaraan maydka qof ku geeriyooday dooxo ku taala duleedka magaalada Hargaysa ee xarunta maamulkaasi oo ku geeriyooday xilli uu dabaalanayay.

Waa falkii labaad ee muddo todobaad gudihiis ah uu ugu geeriyooday qof shacab ah dooxada duleedka magaalada Hargaysa ee Dacar-budhuq.

Ciidamad ayaa howlgalkan u adeegsaday cagaf, waxaana markii hore ay ku guul daraysteen inay maydka marxuumka ay soo saaraan, iyadoo ehalada marxuumka ay dibadda joogaan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com