Madaxwayne Gaas oo Somaliland ugu baaqay inay xoriyaddiisa usoo celiso Boqor Buurmadow

HomeWararka

Madaxwayne Gaas oo Somaliland ugu baaqay inay xoriyaddiisa usoo celiso Boqor Buurmadow

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland inuu dhowro issimada, isagoona si gaar ah usoo qaatay xarigii maamulkaasi uu kula kacay Boqor Buurmadow oo ka mid ah hogaamiye dhaqanka ee Somaliland. Madaxwayne Gaas ayaa sheegay inuu garan karin sababta nin issim oo dalkiisa meel ka mid ah booqday loo xiro. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5adafb71000100d12ecdcb65/gaas+iyo+Buurmadow.mp3

Khudbada Madaxweyne Gaas ee Furitaanka Garoonka diyaaradaha Garowe (dhegayso)
Wasiir Juxa: Waxaan hadda xoogga saareynaa qobsoomida doorasho, qof-iyo-cod
Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo ka hadlay wafdi kasocda Ereteriya oo Muqdisho gaaray

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland inuu dhowro issimada, isagoona si gaar ah usoo qaatay xarigii maamulkaasi uu kula kacay Boqor Buurmadow oo ka mid ah hogaamiye dhaqanka ee Somaliland.

Madaxwayne Gaas ayaa sheegay inuu garan karin sababta nin issim oo dalkiisa meel ka mid ah booqday loo xiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: