Maxkamadda Ciidamadda Qalabka ee Gobalka Hiraan oo Xukuno riday (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka ee Gobalka Hiraan oo Xukuno riday (dhegayso)

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sada qeybteeda gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxa ay xukun kala duwan ku riday rag lagu eedeeyey in ay ku h

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Hadlay Waxqabadkiisii Boqolka Maalmood
Musharrax Madaxweyne Puntland Asad Cismaan Cabdullaahi: ”Waxaa calaamad cas ii saaran laba kooxod” (dhegayso/sawiro)
DALJIR & DATOOR DHEGACADDE | CUNTADA & CAAFIMAADKA (Daawo)

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sada qeybteeda gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxa ay xukun kala duwan ku riday rag lagu eedeeyey in ay ku howlanaayeen falal la xiriira burcadnimo.

Raggaan oo gaaraya Saddex eedeysane ayaa Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybteeda gobolka Hiiraan waxa ay ku eedeysay in ay ahaayeen Burcad dhici jirtay dadka shacabka ah.

Guddoomiye kuxigeenka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybteeda gobolka Hiiraan Dhamme Maxamed Cabdulle Aadan ayaa ku dhawaaqay xukunka Raggaas ay Maxkamadu Maanta ku riday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: