MARTISOOR: Musharax Madaxweyne Puntland Prof: Cabdirsaaq Janna Galle iyo Waxqabadkiisa Puntland (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Musharax Madaxweyne Puntland Prof: Cabdirsaaq Janna Galle iyo Waxqabadkiisa Puntland (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal Meel walbaad dunida ka joogtan kusoo dhawadda Barnaamijkii Martisoor oo ah Barnaamij Todobaadle ah,Maalin wal

Barnaamijka Martisoor Nov-9-2012_Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Gaardi)_Daljir Boosaaso
Barnaamijkii Martisoor iyo Abwaan Dhoodaan (Axmed Sh Maxamed Tallman)
Martisoor: Inj. Dhegoweyne oo falaanqeynaya faragelinta shisheeye ee Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal Meel walbaad dunida ka joogtan kusoo dhawadda Barnaamijkii Martisoor oo ah Barnaamij Todobaadle ah,Maalin walba oo khamiis ahna an ku marti qaadno Hadba shaqsigi ka hadlaya hormarka iyo danaha umadda Somaliyeed.

Barnaamijka Todobaadkan Waxaa Marti ku ah Prof Cabdirisaaq Janna Galle oo ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxtinimadda Puntland 2019 ,isago hadda ku sugan magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ,wuxuna Daljir iyo Barnaamijka Martisoor uga xog waramay Higsigiisa sarre iyo hankiisa Dowladnimo.

Barnaamijka waxaa Xarunta Daljir ee Boosaaso Kaso jeedinaya Axmed sheekh maxamed (Tallman)

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: 0