Barnaamijkii Martisoor iyo Abwaan Dhoodaan (Axmed Sh Maxamed Tallman)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Martisoor oo aad todobaad walba ka dhegaysataan xarumaha kala duwan ee Daljir ku leedahay Soomaaliya, waxaana todobaadkaani barnaamijka marti ku ah AUN Abwaan Cabdullaahi Macalin Dhoodaan oo sanadkii 2013 ku geeriyoodey dalka Itoobiya, haseyeeshee kamid ahaa dadkii ugu caansanaa suugaanta iyo arrimaha dhaqanka Soomaaliya.

Hoos ka dhegayso barnaamijka iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman.

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

2 responses to “Barnaamijkii Martisoor iyo Abwaan Dhoodaan (Axmed Sh Maxamed Tallman)”

  1. eng farxan

    Fadlan waxan doonaya In ad ilasoxirirtan

    1. J

      xaggee kaala soo xiriirnaa? Ama adigu email noo soo dir: [email protected]

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com