Musharax Madaxweyne Gen Morgan oo Qardho lagu soo dhaweyeey (dhegayso)

HomeWararka

Musharax Madaxweyne Gen Morgan oo Qardho lagu soo dhaweyeey (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Waxaa maanta gaaray oo lagu soo dhaweyeey Musharaxa Kusriga Madaxtinimadda Puntland 2019 Maxamed Siciid Morgan. Dadweyne Farabadan,isimo ,Nabadoono,Aqoonyahano ,Siyaasiyin ayaa kaga hortagay Morgan duleedka Magaaladda Qardho ,iyado uu Generaalka ka mahadceliyeey siday usoo dhaweyeen Bulshadda Qardho. Warbixintan Waxaa Qardho kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ad8ca1b0a0100142785fbc5/Warbixinta+soodhowaynta+Morgan+iyo+Qrdho++by+Fantastic+.mp3

LAASCAANOOD: Hoggaamiyaha SSC-khaatumo Firdhiye oo si maamus leh logu soo dhaweyeey Magaaladda Laascaanood.
GAALKCYO: Cabdirisaaq Maxamed xasan,” Xasan Shiikh hadalkii ka soo yeeray waa mid argagax nagali
Madaxweynaha Jubbaland oo Fariin u diray Ganacsatada Jubbaland

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Waxaa maanta gaaray oo lagu soo dhaweyeey Musharaxa Kusriga Madaxtinimadda Puntland 2019 Maxamed Siciid Morgan.

Dadweyne Farabadan,isimo ,Nabadoono,Aqoonyahano ,Siyaasiyin ayaa kaga hortagay Morgan duleedka Magaaladda Qardho ,iyado uu Generaalka ka mahadceliyeey siday usoo dhaweyeen Bulshadda Qardho.

Warbixintan Waxaa Qardho kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0