Duqa Cusub ee Garoowe oo Xilka la Wareegay (dhegayso)

HomeUncategorized

Duqa Cusub ee Garoowe oo Xilka la Wareegay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa kadhacay maanta Munaasabad xilka uu kula Wareegay duqa Cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha

Duqa Gaalkacyo oo ka warbixiyay waxqabadka maamulkiisa ee sanadkii tagey, cambaareeyayna mucaaradka.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.
Hawlgallo looga hortagayo gubidda dhuxusha iyo xaalufinta dhulka oo laga hirgaliyey degamda Sarmaanyo, Sool.

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa kadhacay maanta Munaasabad xilka uu kula Wareegay duqa Cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gas.

Duqa Cusub oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in uu la imaan doono waxqabad buuxa ,isla markaana uu horamarin doono Caasimadda Garoowe.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan kaso dirtay Garoowe

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: