Mareykanka, UK iyo France oo duqaymo ku qaaday Suuriya, xiisadda kiimikada

HomeWararka

Mareykanka, UK iyo France oo duqaymo ku qaaday Suuriya, xiisadda kiimikada

Mareykanka, France iyo UK ayaa saakay qaaday duqayn dhanka cirka ah oo ay ku qaadeen sadex goob oo looga shakisanyahay hubka kiimikada ee la isticmaal

Maamulka Jubbaland oo ka warbixiyay dagaal ka dhacay Qooqaani
Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Jabuuti
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Mareykanka, France iyo UK ayaa saakay qaaday duqayn dhanka cirka ah oo ay ku qaadeen sadex goob oo looga shakisanyahay hubka kiimikada ee la isticmaalay Suuriya inay yaaliin.

Talfishinka dowladda Suuriya ayaa sheegay dhowr gantaal inay soo rideen.

Madaxwaynaha Trump ayaa khudbad uu ujeediyay shacabka dalkiisa sheegay howlgallo ay si wadajir ah u fulinyaan Mareykanka, Farnce iyo UK inuu socdo.

Qaraxyo xoogan ayaa laga maqlayaa meel ku dhow caasimadad Suuriya ee Dimishiq.

Ruushka ayaa ku hanjabay inay cawaaqib ka dhalan doonto weeraradan, masuuliyaddana ay qaadi doonaan dowladaha Mareykanka, France iyo UK.

Walaaca wayn ee jira ayaa xiisadda Suuriya inay abuurtay dagaalkii sadexaad ee adduunka oo mar kalle caalamka uu ka qarxo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: