Halke ayeey ku Dambeysay Dekaddi Macmalka ahayd ee Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Halke ayeey ku Dambeysay Dekaddi Macmalka ahayd ee Boosaaso (dhegayso)

Gudoomiyihii Gudigii Gurmadka ee Doonidii kusoo Caariday Xeebta Bosaaso Sheekh Fu,aad Xaaji oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay

Bilowgii Waxqabadka Iskutashiga Puntland iyo Buundada Midiggar (daawo)
Maxay Puntland ku diidan tahay Dowlada Federalka ah? (Daawo)
Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)

Gudoomiyihii Gudigii Gurmadka ee Doonidii kusoo Caariday Xeebta Bosaaso Sheekh Fu,aad Xaaji oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay qorshaha laga damacsanyahay Dekedii Macmalka ahayd ee lagu bad baadiyay Doonidii Xafiis ee Bosaaso ku soo caarisay .

Waxa uu sheegay in qorshahan ay is la wadaan Wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka Puntland ,maadaama ay dekedan ay kubaxday lacag kabadan 700 oo kun oo Doolar , suurta galna aysan ahayn in ladayao .

Wariye Xasan heykal ayaa Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: