HomeUncategorized

Baarlamaanka Puntland oo maantay ka dooday dhaqaamaha, siyaasadda, iyo ammaanka Puntland.

Garowe, June 18 - Baarlamaanka dawladda Puntland ayaa maantay oo sabti ah waxay ka doodeen qodobo ay ka mid tahay ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Puntland. Xilli wali uu socdo fadhigii 28-aad ee golaha wakiillada Puntland.

AMISOM oo Qaadaysa howl-gal ka dhan ah Al-shabaab
Haweeney Gabadhaha si Qarsoodi ah u Guddi jirtay oo xukun lagu riday gudaha Australia
Wafdi ka socda Galmudug oo gaaray degmada Cadaado ee maamulka Ximin iyo xeeb.

Garowe, June 18 – Baarlamaanka dawladda Puntland ayaa maantay oo sabti ah waxay ka doodeen qodobo ay ka mid tahay ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Puntland. Xilli wali uu socdo fadhigii 28-aad ee golaha wakiillada Puntland.

Dooda baarnaamijka ee maantay ayaa ahayd mid si kulul goluhu u faaqiday arrimahaan, waxaana dood dheer kaddib loo saaray guddiyo gaar ah oo daba-galaya siyaasadda, ammaanka iyo dhaqaalaha.

Fadhiga maantay ee golaha baarlamaanka Puntland ay yeesheen ayaa ah mid kusoo beegmay 3 barri oo goluhu uu fasax-ku jiray, waxaana dib u billaamay kulamadii joogtada ahayd ee goluhu ku daba-galayay hay.adaha dawliga ah, kuna ansixinayay xeerarka ay soo gudbiyaan hay.adaha xukuumadda iyo kuwa gaarka ah eek a tirsan dawladda Puntland.

Diiwaanka Wararka

Daljir Boosaaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: