10-ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaano u dhaxeeya Hiiraan iyo Galgaduud

HomeWararka

10-ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaano u dhaxeeya Hiiraan iyo Galgaduud

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku geeriyooday, labaatana waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed kadhacay deegaanka Cumar Sheekh oo u dhaxeeya deegaanada t

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)
Diyaarado duqeeyey deegaano kamid ah Gedo

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku geeriyooday, labaatana waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed kadhacay deegaanka Cumar Sheekh oo u dhaxeeya deegaanada teedsan iyo Warmadhuule oo kala qaybiya gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kalle duwan ayaa waxaa uu ku salaysanyahay muran la xiriira dhul daaqsimeedyo iyo xiisado dagaal oo horay u jiray.

Majirto wax dadaalo nabadeed ah oo ay wadaan maamulka gobolka Hiiraan, sida ay ku soo waramayaan dadka deegaanka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: