10-ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaano u dhaxeeya Hiiraan iyo Galgaduud

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku geeriyooday, labaatana waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed kadhacay deegaanka Cumar Sheekh oo u dhaxeeya deegaanada teedsan iyo Warmadhuule oo kala qaybiya gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kalle duwan ayaa waxaa uu ku salaysanyahay muran la xiriira dhul daaqsimeedyo iyo xiisado dagaal oo horay u jiray.

Majirto wax dadaalo nabadeed ah oo ay wadaan maamulka gobolka Hiiraan, sida ay ku soo waramayaan dadka deegaanka.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com