Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweyeey is Casilaadi Jawaari (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweyeey is Casilaadi Jawaari (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Maanta dib ugu Laabtay Magaalada Dhuusamareeb Kadib safar dhowr cisho uu kujoogay Dalka Jabuuti

Taliyaha Booliska iyo Danjire Keating oo Gaalkacyo soo gaaray
Maamulka DDS oo shacabka ugu baaqay in ay guryahooda joogaan
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo u yeeray Wasiirka Batroolka Somalia

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Maanta dib ugu
Laabtay Magaalada Dhuusamareeb Kadib safar dhowr cisho uu kujoogay
Dalka Jabuuti ayaa ka hadlay Iscasilaadii la sheegay in uu maanta
Sameeyay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan
Jawaari.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in ay muhiim aheyd in uu tanaasulo
Jawaari si loo dhameeyo Khilaafka Maalmihii lasoo dhaafay ka dhex
taagnaa Golaha Shacabka.

Sidoo kale Madaxwayna ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay ka
taxadarto Khilaafka joogtadda ah ee soo laablaabtay, waxaana uu
sheegay in Soomaaliya aysan maanta u baahneyn Khilaaf.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: