Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweyeey is Casilaadi Jawaari (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweyeey is Casilaadi Jawaari (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Maanta dib ugu
Laabtay Magaalada Dhuusamareeb Kadib safar dhowr cisho uu kujoogay
Dalka Jabuuti ayaa ka hadlay Iscasilaadii la sheegay in uu maanta
Sameeyay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan
Jawaari.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in ay muhiim aheyd in uu tanaasulo
Jawaari si loo dhameeyo Khilaafka Maalmihii lasoo dhaafay ka dhex
taagnaa Golaha Shacabka.

Sidoo kale Madaxwayna ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay ka
taxadarto Khilaafka joogtadda ah ee soo laablaabtay, waxaana uu
sheegay in Soomaaliya aysan maanta u baahneyn Khilaaf.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 2 weeks

    NIN DAAD QAADAY XUNBO CUSKAY