Aragtida Shacabka Puntland ee is Casilaada Jawaari (dhegayso)

Iyado Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Somaaliya Cabdiweli Muudey uu sheegay in gacanta uu ku hayo Warqad uu isku casilay Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka Somaliyeed gaar ahaan shacabka degaanadda Puntland.

Qaar kamid ah shacabka Magaalooyinka Boosaaso,Garoowe, Qardho iyo Burtinle oo Radio daljir la hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan is Casilaada uu ku dhawaqay jawaari,iyago sheegay inay dan u tahay Qaranka iyo Xalinta khilaafki so jiitamayeey ee Barlamaanka.

Hoos kadhegayso codadka


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Aragtida Shacabka Puntland ee is Casilaada Jawaari (dhegayso)”

  1. Nuurkanederland

    AYAX TEG EELNA IGU REEB!

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com