Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Camey oo Maamul Cusub u Magacabay lascanood (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Camey oo Maamul Cusub u Magacabay lascanood (Akhriso)

Iyado Magaaladda Lascanood ay Gacanta ku hayso Maamulka Somaliland ayaa hadana waxaa madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji

Boosaaso oo looga Diyaargaroobayo Bisha Ramadaan (dhegayso)
War-murtiyeedka heshiiska Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Iyado Magaaladda Lascanood ay Gacanta ku hayso Maamulka Somaliland ayaa hadana waxaa madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey uu magacaabay Guddoomiyaha degmadda lascanood ee Puntland.

Dhinaca kale Warar kale oo Radio Daljir heshay ayaa sheegaya in Duqa Cusub ee la magacaabay oo lagu magacaabo Makhtal Maxamed Garaad uu ku suganyahay Magaaladda Lascanood.

Hoos ka akhriso Waraqda kaso baxday xafiskiisa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: