Boosaaso oo looga Diyaargaroobayo Bisha Ramadaan (dhegayso)

Boosaaso oo looga Diyaargaroobayo Bisha Ramadaan (dhegayso)

Magaalada Bosaaso ayaa waxaa si wayn dadweynaha ku dhaqan ugu doyaargaroobeen soodhawaenta  bisha barakaysan ee Ramadaan.

Suuqa wayn ee magaalada bosaaso ayaa ah  mid aad u mashquul badan iyagoona dadku iibsanayaan isticmaalkooda bisha Ramadaan.

Hadaba Suuqa Bosaaso saaka waxaa booqday wariye Xasan Heykal oo halkaas kula kulmay dadwaynihii ka adeeganayay iyo kuwa suuqa ku ganacsada.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • mashaa alaah bisha Ramadan ee barakaysan ad iyo aad ayaan USO dhawaynay ilaahay ha inaka dhigo Ku wa ajar iyo axsanad kahela danbi dhaf iyo dunuub ilaahay ha inkakaga reebo bisha Ramadan ee barakaysan khayr keeda illahay ha ina was fijiyi aamin aaamin aamin

  • Msh alh Bosaso Bilan magaalo Soomaaliyeed Waqoyi Bari Somalia sinnaaaaan

  • Mohamed Ahmed 0907582891 7 months

    diyaar garowgii ugu dambeeyay ee bisha barakaysan ee Ramadan ayaan kujirnaa Ilaahyna hanagadhigo ku gaara oo ka faa’idaysta
    0907582891

  • Mohamed Ahmed 7 months

    maansha Allh bishii barakysnayd ee Ramadan sifiicn ayaa loogu diyaar garoobay
    wana sugaynaa dhalashadeeda