Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlay colaadda Bari iyo khilaafka baarlamaanka (dhegayso)

HomeWararka

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlay colaadda Bari iyo khilaafka baarlamaanka (dhegayso)

Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex jira Golaha Sharci Dajinta ee Dalka, kaasi oo maalmihii lasoo dhaaf

Maraykanka oo lagu eedeyeey inay dad shacab ah ku dileen Somaaliya
Xaflada Caleemasaarka Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyada SSC-KHAATUMO ee Dalka Kenya oo lagu qabtay
Galmudug iyo Ahlu Sunah oo heshiis ku gaaray Jabuuti

Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex jira Golaha Sharci Dajinta ee Dalka, kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay si’aad ah looga hadal dalka guud ahaantiis.

Boqorka ayaa usoo jeediyay Golaha Baarlamaanka inay muujiyaan isu tanaasul iyo danta shacabka in laga wada shaqeeyo oo laga gudbo khilaafaadka aan danta ku jirin ee mudada sodonka sano dalka ka jira.

Boqorka ayaa dhanka kalle ka hadlay shaqaaqo u dhaxeeysa laba beelo walaalo ah oo fitmo ay ku dhexmartay deegaano hoos yimaada gobolada Bari iyo Karkaar oo ay dad isaga dileen.

Hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Ahmed Abdi Hassan juuqlaawe 6 years ago

    Anigoo ah SHACABKA kamid ah shufuubta jecel markasto inaan ka qeyb galno ololaha hormarka dowliga WAXAAN jeclahay inaan kamid noqdo xisbi siyaasadeedka daljor maada uu yahay xiabi muxaafid ah kidibna aan wax ka ogaado xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka aloolsan si aan bulshada utusno xal uraadinta khilaafaadka GOLAHA FULINTA iyo sharci dejinta

DISQUS: