Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex jira Golaha Sharci Dajinta ee Dalka, kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay si’aad ah looga hadal dalka guud ahaantiis.
Boqorka ayaa usoo jeediyay Golaha Baarlamaanka inay muujiyaan isu tanaasul iyo danta shacabka in laga wada shaqeeyo oo laga gudbo khilaafaadka aan danta ku jirin ee mudada sodonka sano dalka ka jira.
Boqorka ayaa dhanka kalle ka hadlay shaqaaqo u dhaxeeysa laba beelo walaalo ah oo fitmo ay ku dhexmartay deegaano hoos yimaada gobolada Bari iyo Karkaar oo ay dad isaga dileen.
Hoos kadhegayso.
U Jawaab Ahmed Abdi Hassan juuqlaawe Buri halceliska