Dhalinyaro iyo Ganacsato ku Xirnaa Xabsiyadda Iraan oo Boosaaso gaaray (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Dhalinyaro iyo Ganacsato ku Xirnaa Xabsiyadda Iraan oo Boosaaso gaaray (dhegayso/Sawiro)

24 Maxaabiis oo ahaa ganacsato Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Iiran ayaa maanta lagasoo dajiyay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Raggaan

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso(dhegayso)
Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Hoose
MAANKA DADWEYNAHA & MAYKARAFOONKA DALJIR | SAKARIYE CABDILAAHI, DALJIR XARFO (daawo)

24 Maxaabiis oo ahaa ganacsato Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Iiran ayaa maanta lagasoo dajiyay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Raggaan oo la sheegay inay wateen maraakiib ayaa laga qafaashay Xeebaha Imaaradka Carabta waxayna dalkaasi Iiran ku xirnaayeen Muddo ku dhow shan sano.

Sii daynta ganacsatadaan waxaa gacan wayn ka gaysatay maamulka Puntland iyo dowladda fadaraalak Somaaliya .

Gudoomiyaha Gobolka bari Yuusuf Maxamed Wacays dhado iyo Duq degmada Bosaaso Cabdi Salaan Bashiir iyo Maxaabistii laga soo daayay xabsiga ayaa halkaasi kahadlay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: