Alshabaab oo Weraar ku qaaday Saldhig Ciidamadda AMISOM  leeyihin

HomeWararka

Alshabaab oo Weraar ku qaaday Saldhig Ciidamadda AMISOM leeyihin

Sida Wararka an ku helayno ,degaanka Buulo mareer ee gobalka Shabeelaha Hoose Xarakada alshabaab ayaa Weraar ku qaaday saldhig CiidamaddaAMISOM kuleey

Ganacsade wayn oo lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 29aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo ( dhegayso | daawo )
Maxkamadaynta Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur oo Dib u dhacday & Xildhibaan Fiqi oo Daljir uga Waramay (dhegayso)

Sida Wararka an ku helayno ,degaanka Buulo mareer ee gobalka Shabeelaha Hoose Xarakada alshabaab ayaa Weraar ku qaaday saldhig CiidamaddaAMISOM kuleeyihin halkaas,iyado Weraar isugu jira qaraxyo Rasaas ay halkas ku beegsadeen Ciidamadii joogay.

Saldhigga Ciidamada AMISOM ee Buulo Mareer ayaa lagu qaaday Weerar ku bilowday Qaraxyo sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka ka dib waxaa xigay dagaal toos ah.

Degaanka Buulomareer ayaa waxaa saldhig kuleh ciidamada dowladda Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Dhinaca kale Alshabaab ayaa sheegtay in Weraarkas ay ku dileen 59 Askari oo katirsan Ciidanka AMISOM.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: