Saxiixa ridka Guddoomiye Jawaari oo caawa maraya 193 xildhibaan (Akhriso)

HomeWararka

Saxiixa ridka Guddoomiye Jawaari oo caawa maraya 193 xildhibaan (Akhriso)

Wararkii ugu dambeyeey ee Kuso dhacaya Warqabadka Radio Daljir ayaa sheegaya in Saxixa Ridida Guddoomiye Jawaari uu marayo 193 Xildhibaan,iyado Guddoo

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyada dilkii xalay Gaalkacyo loogu geystay sarkaal ka tirsan Dowladda Hoose.
Siyaasi Cali Daacun:” Kenya Madaxay dhulka la dhacaysaa (Daawo)
Doorka Waalidiinta & Masuuliyiinta si looga Hortago Khataraha COVID-19 (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Wararkii ugu dambeyeey ee Kuso dhacaya Warqabadka Radio Daljir ayaa sheegaya in Saxixa Ridida Guddoomiye Jawaari uu marayo 193 Xildhibaan,iyado Guddoomiye Jawaari uu ku Qasbanyahay in si sharaf leh uu xilka uga dago ,maadama Tiradda xildhibaanada Mooshinka saxiixay aad u badanyihiin.

Jawaari ayaa ku adkaysanaya in koromka Xildhibanada uusan ahayn mid Buuxa,iyado Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu maanta uu bajiyeey Kalfadhigi Barlamaanka ee looga doodi lahaa Mooshinka Jawaari.

Halkan Riix oo Arag 193 Xildhibaan ee saxiixday Warqada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: