Doorka Waalidiinta & Masuuliyiinta si looga Hortago Khataraha COVID-19 (Taxanaha 3aad | dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Doorka Waalidiinta & Masuuliyiinta si looga Hortago Khataraha COVID-19 (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Barnaamijka maanta waxa aan diiradda ku saaraynaa kahortagga cudurka halista ah ee COVID-19 iyo doorka waalidiinta iyo masuuliyiinta carruurta iyo dha

XAFIISKA WAXBARASHADA SSC KHAATUMO
TUKARAQ, SOOL: ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA
Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Yaa kaalimaha hore ka galay imtixaankii Hoose/Dhexe ee Puntland? (Taxanaha 3aad – dhegayso)

Barnaamijka maanta waxa aan diiradda ku saaraynaa kahortagga cudurka halista ah ee COVID-19 iyo doorka waalidiinta iyo masuuliyiinta carruurta iyo dhallinta Soomaaliyeed. Barnaamijka waxaa idiin soo gudbinaya Hay’adda Relief International oo kaashanaysa Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland. Waa Mashruuca adkeysi dhiska iyo kor-u-qaadka fursadaha waxbarasho ee deegaanada nugul iyo kuwa masiiboyinku saameeyeen si loo helo waxbarasho ammaan iyo tayo leh oo ka hanaqaada Puntland. Mashruuca waxaa maalgaliyey Midowga Yurub.

Hoos kaga bogo Taxanaha 3aad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: