Garoonka Kubadda Cagta Garoowe oo la daahfuray (dhegayso)

HomeWararka

Garoonka Kubadda Cagta Garoowe oo la daahfuray (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa lagu qabtay Xafladd lagu daah furayay dhismaha iyo dhaqaale u aruurinta Garoonka kubbadda cagta Mirre Awaare Jaamac,Waxaa so

Sirdoonka dalka maraykanka oo sheegay in daacish wali an laga adkaan
Boosaaso lagu qabtay Kulan looga hortagayo Cudurka Coronavirus (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa lagu qabtay Xafladd lagu daah furayay dhismaha iyo dhaqaale u aruurinta Garoonka kubbadda cagta Mirre Awaare Jaamac,Waxaa soo qaban qaabiyay Barnaamijkaan guddigii dhawaan la magacaabay oo loo xilsaaray dhismaha Garoonka.

Xubno ka socday labada Golle ee Dawladda ayaa joogay Madasha daahfurka,Waxaana lagu amaanay shacabka Gobalka Nugaal siday uga qayb qaatan hormaradda Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Warbixintaan waxaa kasoo diray Garoowe Axmed Sheekeeye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: