Garoonka Kubadda Cagta Garoowe oo la daahfuray (dhegayso)

Garoonka Kubadda Cagta Garoowe oo la daahfuray (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa lagu qabtay Xafladd lagu daah furayay dhismaha iyo dhaqaale u aruurinta Garoonka kubbadda cagta Mirre Awaare Jaamac,Waxaa soo qaban qaabiyay Barnaamijkaan guddigii dhawaan la magacaabay oo loo xilsaaray dhismaha Garoonka.

Xubno ka socday labada Golle ee Dawladda ayaa joogay Madasha daahfurka,Waxaana lagu amaanay shacabka Gobalka Nugaal siday uga qayb qaatan hormaradda Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Warbixintaan waxaa kasoo diray Garoowe Axmed Sheekeeye.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com