Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Howlgalo kasocda Boosaso (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Howlgalo kasocda Boosaso (dhegayso)

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari C/xakiin yuusuf Xuseen oo shir jara 'aid kuqabtay Taliska Qaybta ee magaalada Bosaaso ayaa warbaahinta usharaxay

TALIYAANIGA OO PUNTLAND KA TAGEERAYA SUUQGEYNTA KHAYARADKA PUNTLAND.
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay Wafdi ka socda QM

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari C/xakiin yuusuf Xuseen oo shir jara ‘aid kuqabtay Taliska Qaybta ee magaalada Bosaaso ayaa warbaahinta usharaxay Howlgalkan iyo cida lagu beegsanayo .

waxa uu shegay taliyaha in Gawaarida Taxi ah ee ka shaqaysa gudaha magaalada Bosaaso ay maalinta biri ah isgu tagaan barxada magaalada si loo diiwaan galiyo.

Waxa uu sheegay gaari aan liiska kujirin in uusan magaalada soo gali karin kana bixi karin .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: