Cunto tayadeedu liidato oo lagu soo bandhigay Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Cunto tayadeedu liidato oo lagu soo bandhigay Garoowe (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland waxaa lagusoo bandhigay alaabo lasheegay inay dhaaftay xiligii loogu tala galay in la isticmaallo oo ay tayadoodu liidato. Duqa magaalada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa sheegay inay digniin u dirayaan dadka ka ganacsada cuntooyinka tayadoodu hoosayso.  Hooas kadhagayso wariye Xaawo oo soo jeedinaysa warbixinta http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aba5a51010100113c4d14d2/cunto+dhcaday.mp3

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay Guddiyada amniga Gaalkacyo
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Maxay kawada hadleen Guddoomiye Mursal iyo Madaxweyne Laftagareen?

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland waxaa lagusoo bandhigay alaabo lasheegay inay dhaaftay xiligii loogu tala galay in la isticmaallo oo ay tayadoodu liidato.

Duqa magaalada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa sheegay inay digniin u dirayaan dadka ka ganacsada cuntooyinka tayadoodu hoosayso.
 Hooas kadhagayso wariye Xaawo oo soo jeedinaysa warbixinta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: