Cunto tayadeedu liidato oo lagu soo bandhigay Garoowe (dhegayso)

Cunto tayadeedu liidato oo lagu soo bandhigay Garoowe (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland waxaa lagusoo bandhigay alaabo lasheegay inay dhaaftay xiligii loogu tala galay in la isticmaallo oo ay tayadoodu liidato.

Duqa magaalada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa sheegay inay digniin u dirayaan dadka ka ganacsada cuntooyinka tayadoodu hoosayso.
 Hooas kadhagayso wariye Xaawo oo soo jeedinaysa warbixinta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com