Wasaaradda Cadaaladda DF Soomaaliya oo sheegtay in la waayay meel lagu xiro maxaabiista (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Cadaaladda DF Soomaaliya oo sheegtay in la waayay meel lagu xiro maxaabiista (dhegayso)

Wasiirka cadaaladda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inay dalka ka jirto darruuf

Roobkii dayrta oo ka curtay meelo badan oo kamid ah deegaanada Soomaalida
Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurey, oo ah mushaharax Madaxweyne ayaa ka hadlay xaalada Puntland ee xiligan
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)

Wasiirka cadaaladda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inay dalka ka jirto darruufo badan oo dhanka garsooka haysta kuwaasi oo ay ka mid tahay inaan la haynin goob lagu hayo dadka la xukumo.

Wasiirka ayaa sheegay meelaha qaarkood ee koonfurta in dadka la xukumo ee dambiyada lagu helo loo sheego inay guryahooda ay joogaan, kadib markii la waayay goob lagu xiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: