Roobkii dayrta oo ka curtay meelo badan oo kamid ah deegaanada Soomaalida

Roobkii dayrta oo ka curtay meelo badan oo kamid ah deegaanada Soomaalida

Roobabkii dayrta ayaa si fiican uga curtay gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya.

meelaha ay roobabka ka da’een waxaa kamid ah magaalooyinka Baydhabo, Xudur, Muqdisho Jowhar, iyo gobolka Shabeelaha Dhexe.

Roobabkan ayaa ku soo beegmay xili deegaanadaasi ay ka jirtay biyo yari aad udaran oo saamaysay dadka iyo duunyada.
Xasan Heykal Daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com