Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)

Magaaalada Garoowe ayaa waxaa lagusoo gebegebeeyey shir muddo laba cisho ah kasocday kaasoo ay soo qaban qaabisay dalada PUUNSA, shirkan oo ujeedkiisu ahaa heerka uu marayo qorshaha horu marineed ee Puntland. waxaana warmurtiyeed kii kasoo baxay warbaahinta u akhriyey Maxamed Daahir Yuusuf Saalim oo xubin ka ah dalada PUUNSA. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab8c7a101010010304c3c2e/maxamed+daahir+yuusuf+saalim.MP3

Gadiidlayda Puntland oo cabanaya, maxay tahay sababta?
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Soomaali: ”Xildhibaanadaasi waa kheyrka belo ka Jecel oo xanbaarsan afkaarta Somaliland” (dhegayso| daawo )
Duqayn ka dhacday Kamsuuma, Jubbada hoose
Magaaalada Garoowe ayaa waxaa lagusoo gebegebeeyey shir muddo laba cisho ah kasocday kaasoo ay soo qaban qaabisay dalada PUUNSA, shirkan oo ujeedkiisu ahaa heerka uu marayo qorshaha horu marineed ee Puntland.
waxaana warmurtiyeed kii kasoo baxay warbaahinta u akhriyey Maxamed Daahir Yuusuf Saalim oo xubin ka ah dalada PUUNSA.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: