Kulanka Haweenka – Taxanaha 19aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 19aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 19aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

ARDAA: Xalqaddii 23aad ee Taxanayaasha ARDAA
ARDAA Xalqaddii 65aad: Dhismaha maamulka Galmudug iyo talaabooyinka hirgal doorasho ee laqaaday ( dhegayso )
ARDAA: Xalqaddii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA & soo Nooleeynta Dawladnimo (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 19aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: