HomeUncategorized

Jan. Maxamed Abshir & Jan. Hoolif oo ka tacsiyaynaya geerida M/weyne C/llahi Yusuf.

Caption ...

Madaxweynaha Puntland Oo Boosaaso Lagu Soodhoweeyey mar kalena kahadlay shirarkii Muqdisho.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.
Akhri-Maxaa todobaadkii dhammaaday u qabsoomay xukuumadda Soomaaliya.

Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muuse iyo Janan Cabdullaahi Faarax Hoolif, annaga xaasaska iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkayo Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.

Aammiin

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Janan Maxammad Abshir Muussa iyo
Janan Cabdullaahi Faarax Hoolif

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: