Jan. Maxamed Abshir & Jan. Hoolif oo ka tacsiyaynaya geerida M/weyne C/llahi Yusuf.

Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muuse iyo Janan Cabdullaahi Faarax Hoolif, annaga xaasaska iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkayo Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.

Aammiin

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Janan Maxammad Abshir Muussa iyo
Janan Cabdullaahi Faarax Hoolif

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com