Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda oo Arrimo baddan looga hadlay

HomeWararka

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda oo Arrimo baddan looga hadlay

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanra waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, U-diyaar garowga Shirka wada-tashigga Madasha Maamulada xubinta ka ah Dawladda Federaalka, Xaaladda Abaaraha iyo Warbixino. Hoos ka akhriso

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Al-Shabaabki ugu badnaa oo lagu dilay dagaal ka dhacay Hiiraan
WARBIXINTII UGU DAMBEYSAY EE XAALADA CUDURKA COVID-19 SOOMAALIYA (daawo)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanra waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, U-diyaar garowga Shirka wada-tashigga Madasha Maamulada xubinta ka ah Dawladda Federaalka, Xaaladda Abaaraha iyo Warbixino.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: