Site icon Radio Daljir

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda oo Arrimo baddan looga hadlay

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanra waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, U-diyaar garowga Shirka wada-tashigga Madasha Maamulada xubinta ka ah Dawladda Federaalka, Xaaladda Abaaraha iyo Warbixino.

Hoos ka akhriso

Exit mobile version