Xildhibaan Jeesoow oo beeniyey in uu fashilmay mooshinkii kadhanka ahaa Gud. Jawaari (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Jeesoow oo beeniyey in uu fashilmay mooshinkii kadhanka ahaa Gud. Jawaari (dhegayso)

Xildhibaan Daahir Amiin Jesow oo ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Somaliya ayaa  wareysi gaar

Maamulka koonfur galbeed oo hakiyeey wadashaqayntii xisbiyadda siyaasadeed ee dalka (Akhriso)
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Marxuum Eng Yariisow duqii Muqdisho oo lagu aasay iskuulka Gen. Kaahiye

Xildhibaan Daahir Amiin Jesow oo ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Somaliya ayaa  wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir  ku beeniyey inuu fashilmay mooshinkaasi, wuxuuna sharraxaad ka baxshay waxa dhabta ah oo uu daarran yahay mooshinku.

Xildhibaanka ayaa dhanka kale si kulul u beeniyey warar soo baxay oo sheegaya in kacdoonkoodu la xiriiro xiisadda heshiiska Berbera. Isaga oo jooga Muqdisho ayuu waxa uu u warramay Axmed Sh. Max’ed “Tallman” oo ku sugan studiyeheenna Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: