Guddoomiyaha G/banaadir oo Isbitaalka Digfeer ku booqday Gabar Xaaladeeda Caafimaad dalka wax looga qaban waayey

HomeWararka

Guddoomiyaha G/banaadir oo Isbitaalka Digfeer ku booqday Gabar Xaaladeeda Caafimaad dalka wax looga qaban waayey

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka, ayaa Isbitaalka digf

WHO oo ku dhawaaqday in xanuunka Corona Virus-ka uu ku si faafaya koonfurta Amerika
Sidee ayaa loo soo dhoweeyey wafdiga Midowga Afrika ee Muqdisho (sawiro)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka, ayaa Isbitaalka digfeer ku booqday Iiimaan C/raxmaan oo ah Gabar laga keenay Magaaladda Gaalkacyo, islamarkaana la xanuunsan Kansarka Dhuuxa ku dhaca.

Guddoomiyaha Gobolka, ayaa waxa uu qeylo-dhaan u sameeyey shacabka gobolka Banaadir ku nool, isaggoo u weydiiyey yabooh dhiig nooca B oo xaqiiqdii ah mid dadka noocaas ah ay yar yihiin iyo yabooh dhaqaale, si waddanka Turkiga loogu daweeyo Iiimaan C/raxmaan.

Lagacta lagu daweynayo Iimaan ayaa waxaa lagu qiyaasay ilaa $250,000, Waxaana dadka Soomaaliyeed ilaa hadda ay u ururiyeen $106,000.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: