Xildhibaan Goodax Barre oo sheegay in la Ciqaabi doono Muwaadinkii Heshiis Qarsoodi ah gala (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Goodax Barre oo sheegay in la Ciqaabi doono Muwaadinkii Heshiis Qarsoodi ah gala (dhegayso)

Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka Somaaliya ayaa sheegay in loo bahanyahay in Barlamaanka somaaliya uu kamaqan

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XIRITAANKA TARTANKA DOWLAD GOBOLEEDYADA DALKA
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe oo geeriyooday
Danjire Micheal Keating oo ku baaqay Xalinta Cabashada Shirka Dhuusamareeb

Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka Somaaliya ayaa sheegay in loo bahanyahay in Barlamaanka somaaliya uu kamaqanyahay Xeer ah in Muwaadinkii Heshiis qarsoodi ah gala la Xirro 30 Sano oo Xarig ah.

Xildhibanka oo ka hadlayay Kulankii Shalay ee Barlamaanka Somaaliya ayaa sheegay in Xeerkan uu ka waayay qodob ka hadlaya ciqaabta uu muteysan karo muwaadinka soomaaliyeed ee heshiis qarsoodi ah la gala Shirkado Shisheeye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: