Xukumadda Somaaliya oo ka hadashay go’aankii Somaliland ee Astaanka So (dhegayso)

Xukumadda Somaaliya oo ka hadashay go’aankii Somaliland ee Astaanka So (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay Go’aankii Maamulka Soomaaliland uu deegaanadiisa kaga joojiyay Astaanka Internet-ka Qaranka ee loo yaqaano .SO.

Shalay ayay tallaabadaas ku dhaqaaqeen Maamulka soomaaliland kadib markii Maalin ka hor dowladda Soomaaliya ay la soo wareegtay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

Waxa uu sheegay in go’anka ka soo baxay Maamulka Soomaaliland uu yahay mid qaldan,isla markaana Ummadda Soomaaliyeed meelkasto oo ay joogan ay xaq u leeyihiin si imana ay uag wada faa’iidestaan Isticmaalka.SO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com