Xildhibaan Goodax Barre oo sheegay in la Ciqaabi doono Muwaadinkii Heshiis Qarsoodi ah gala (dhegayso)

Xildhibaan Goodax Barre oo sheegay in la Ciqaabi doono Muwaadinkii Heshiis Qarsoodi ah gala (dhegayso)

Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka Somaaliya ayaa sheegay in loo bahanyahay in Barlamaanka somaaliya uu kamaqanyahay Xeer ah in Muwaadinkii Heshiis qarsoodi ah gala la Xirro 30 Sano oo Xarig ah.

Xildhibanka oo ka hadlayay Kulankii Shalay ee Barlamaanka Somaaliya ayaa sheegay in Xeerkan uu ka waayay qodob ka hadlaya ciqaabta uu muteysan karo muwaadinka soomaaliyeed ee heshiis qarsoodi ah la gala Shirkado Shisheeye.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com