Musharax Duqa Degmadda Boosaaso Maxamed Faarax oo Boosaaso lagu soo dhaweyaay (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Musharax Duqa Degmadda Boosaaso Maxamed Faarax oo Boosaaso lagu soo dhaweyaay (dhegayso/Sawiro)

Magaalo Ganacsi Boosaaso Waxaa Maanta lagu soo dhaweyaay Musharaxa Duqa Degmadda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari Maxamed Faarax Mire ,kaas oo kaso da

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiyeey Saraakil Ciidan (dhegayso)
Xasan sheekh oo ka hadlay Arrimaha doorashooyinka markale
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Magaalo Ganacsi Boosaaso Waxaa Maanta lagu soo dhaweyaay Musharaxa Duqa Degmadda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari Maxamed Faarax Mire ,kaas oo kaso dagay Garoonka diyaaradaha Magaaladda Boosaaso.

Maxamed Faarax oo ah Nin dhalinyara ah ayaa sheegay in uu u taaganyahay Qabashadda Jagada Guddoomiyaha Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari,iyado dadweyne kala duwan maanta kuso dhaweyeen Magaaladdas.

Wuxuu sheegay isagoo Warbaahinta kula hadlayaay Garoonka diyaaradaha Boosaaso in uu haduu ku guulaysto Guddoonka Magaaladda Boosaaso uu wax baddan ka qaban doono Bilicda isha Ganacsiga Puntland ee Boosaaso.

Hoos kadhegayso codkiisa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: