Musharax Duqa Degmadda Boosaaso Maxamed Faarax oo Boosaaso lagu soo dhaweyaay (dhegayso/Sawiro)

Musharax Duqa Degmadda Boosaaso Maxamed Faarax oo Boosaaso lagu soo dhaweyaay (dhegayso/Sawiro)

Magaalo Ganacsi Boosaaso Waxaa Maanta lagu soo dhaweyaay Musharaxa Duqa Degmadda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari Maxamed Faarax Mire ,kaas oo kaso dagay Garoonka diyaaradaha Magaaladda Boosaaso.

Maxamed Faarax oo ah Nin dhalinyara ah ayaa sheegay in uu u taaganyahay Qabashadda Jagada Guddoomiyaha Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari,iyado dadweyne kala duwan maanta kuso dhaweyeen Magaaladdas.

Wuxuu sheegay isagoo Warbaahinta kula hadlayaay Garoonka diyaaradaha Boosaaso in uu haduu ku guulaysto Guddoonka Magaaladda Boosaaso uu wax baddan ka qaban doono Bilicda isha Ganacsiga Puntland ee Boosaaso.

Hoos kadhegayso codkiisa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com