Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha DFS, Juxa, oo Garoowe lagu soodhaweeyey (dhegayso/sawiro)

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha DFS, Juxa, oo Garoowe lagu soodhaweeyey (dhegayso/sawiro)

Garoowe waxaa maanta lagu soodhaweeyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid (Juxa).

Boqolaal kamid ah shacabka Garoowe ayaa Juxa ku soodhaweeyey Garoonka diyaaradaha illaa iyo barxadda magaalada.

Juxa waxa uu shacabka kula hadlay barxadda Garoowe, waxa uuna soodhaweeyay hadalkiiMadaxweyne Gaas see ahaa inay doorashu dhacayso xilligeedii.

Hoos ka dhegayso.

.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com