Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha DFS, Juxa, oo Garoowe lagu soodhaweeyey (dhegayso/sawiro)

HomeWararka

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha DFS, Juxa, oo Garoowe lagu soodhaweeyey (dhegayso/sawiro)

Garoowe waxaa maanta lagu soodhaweeyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid (Juxa). Boqolaal kamid ah shacabka Garoowe ayaa Juxa ku soodhaweeyey Garoonka diyaaradaha illaa iyo barxadda magaalada. Juxa waxa uu shacabka kula hadlay barxadda Garoowe, waxa uuna soodhaweeyay hadalkiiMadaxweyne Gaas see ahaa inay doorashu dhacayso xilligeedii. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aa3c1e5000100b6482f8d39/Warbxinta+Soo+dhaweynta+Siyaaasi+Juxa+garoowe+By+Cabdi+xakiin+.mp3 .

Shilka Sheerbi & Khasaaraha (Wararkii Danbe)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)
Taliye Muumin” Ma jirin amar in cid la weeraro ah, haddana baaris dawadeed ayaa socota”.

Garoowe waxaa maanta lagu soodhaweeyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid (Juxa).

Boqolaal kamid ah shacabka Garoowe ayaa Juxa ku soodhaweeyey Garoonka diyaaradaha illaa iyo barxadda magaalada.

Juxa waxa uu shacabka kula hadlay barxadda Garoowe, waxa uuna soodhaweeyay hadalkiiMadaxweyne Gaas see ahaa inay doorashu dhacayso xilligeedii.

Hoos ka dhegayso.

.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: