RW Khayre oo kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Maraykanka

HomeWararka

RW Khayre oo kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Maraykanka

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Mareykanka John Sul

Xildhibaano katirsan golaha degaanka Gaalkacayo oo eedayn u jeediyaay Maamulka degmadda (dhegayso)
Axmed Madoobe: “Dowladda Federaalka Gedo haka saarto Ciidamadeeda oo kuwa jubbaland haku wareejiso”
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Mareykanka John Sullivan.

Kulanka oo ka dhacay Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen xiriirka labada dal,horumarka iskaashiga,dowlad wanaagga iyo la dagaallanka Argagixisada.

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa boggeeda Twitter-ka ku shaacisay kulanka dhexmaray Ra’isalwasaaraha Soomaaliya iyo wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Mareykanka.

Mareykanka ayaa sanadkii hore qeyb ka mid ah kaalmada Milatari ka jaray dowladda Federaalka ah kaddib markii lagu eedeeyay Ciidamada dowladda qeyb ka mid ah in ay qaab beeleed u diyaarsanyihiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: